Soomaali - Soomaaliya Articles
-
Ciidamo Ethiopian ah oo ku sii jeeda Kismaayo
2007-06-21 07:46:03 -
(SomaliNet) Ciidamo Ethiopian ah oo aad u fara badan ayaa lagu soo waramayaa inay ku sii jeedaam dhanka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubba hoose. Warku wuxuu intaa ku darayaa in ciidamadaasi
-
Qarax ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha
2007-06-21 07:42:55 -
(SomaliNet) 2 ruux ayaa ku geeriyooday, iyadoo tiro intaasi ka badana uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii bam gacanta laga tuura uu ku qarxay gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Qaraxan a
-
Bandoow lagu soo rogay Muqdisho
2007-06-21 07:41:44 -
(SomaliNet) Dowlada federaalka ee Somalia ayaa maanta si rasmi ah shaaca uga qaaday in bandoow lagu soo rogay magaalada Muqdisho maalinta Jimcaha ah ee soo socota. Gudigooyiha gudiga nabadgelyada qa
-
Kulan lagu wado inuu dhexmaro odoyaasha beelaha Hawiye
2007-06-21 07:40:50 -
(SomaliNet) Hogaamiyayaasha dhaqanka ee beelaha Hawiye eek u lugta lahaa dagaaladii dhawaan ka dhacay Muqdisho ayaa lagu wadaa inay manta kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Kulanka maanta ay gudi
-
Hub urursi ka socda Kismaayo
2007-06-21 07:38:53 -
(SomaliNet) Wali waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubba hoose ka taagan wel welkii laga qabay in dagaal uu halkaasi ka qarxo, waxaana magaaladaasi ka socda abaabul dagaal oo xoogan. Warar
-
Dagaalo kale oo xoogan oo dhexmaray beelaha Xawaadle iyo Udeejeen
2007-06-21 07:37:45 -
(SomaliNet) In ka badan 10 ruux ayaa ku geeriyootay inta la hubo, tiro intaa ka badan dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib markii dagaalo aad u xoogan ay saakay mar kale ka dilaaceen deegaanada Labo-baar
-
Dagaalo qaraar oo ka curtay dhulka ismaamulka Soomalaida ee Ethiopia
2007-06-20 09:07:20 -
(SomaliNet) Dagaalo qaraar ayaa mar kale ka curtay deegaanada Labo-baar iyo Baar-magood oo ka tirsan dhulka ismaamulka Soomalida ee dalka Ethiopia. Dagaalkaasi ayaa lagu soo waramayaa inuu u dhaxeey
-
Bandoow lagu roogay Balcad
2007-06-20 09:06:49 -
(SomaliNet) Wareegto ka soo baxday maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa maanta lagu sheegay in laga bilaabo 6da maqribnimo ay tahay bandoow, kaasoo ku eg ilaa iyo 6ada aroornimo.
-
Iska hor-imaad xoogan oo ka dhacay Muqdisho
2007-06-20 09:05:13 -
(SomaliNet) Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku geeriyootay inta la hubo, iyadoo tiro intaasi ka badan uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii xalay saqdii dhexe uu iska hor-imaad xoogani k a dhacay magaalada Muq
-
Cabdi Qeybdiid oo tababar uga furaya ciidamo ka tirsan booliska Somalia deegaanka Carmo
2007-06-20 09:03:06 -
(SomaliNet) Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) taliyaha ciidamada booliska Somalia oo haatan ku sugan magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland ayaa lagu wadaa inuu maanta uga furo deegaanka Carmo tababar s
Back to News Archive Categories