Soomaali - Fanka iyo Suugaanta Articles
-
Xamarow Qayaarkaa: Laba Goodloow Ashahaado
2006-11-08 16:35:07 -
(SomaliNet) Dabcan Xataa Hanqaastu waa ambad tiiyoo yacni looqaateenkeedu yahay mid dib u qooraansaneysa maqaaladii uu feegaaray Qoraa aan heybtiisa la garaneynin oo cinwaan ka dhiganaya \"SOOMAALIYA MAXAA LAGA IIBINAYAA? MAXAASE KA GADMI KARA?\"
-
Natiijooyinka UEFA Champions League iyo Warar Qubane ah
2006-09-27 06:44:23 -
<#uefa_buuna_sm.jpg#>FG: Waxaa caawa jira kulamo ka tirsan Horyaalkan Ueafa Champions.L. oo ay yeelanayaan inta kuwada jirta Group-yada A.B.C.D..kala soco Natiijooyinkaasi halkan.
-
Sheeko: Alla MSN-AA!!!
2005-09-02 09:34:10 -
<#msn.gif#>Kumanaan dad ah ayaa maalin kasta iyo daqiiqad kasta isticmaala MSN-ka, siyaabo kala duwan. Qaarkood ayaa baraare iyo nolol qurux badan kala kulma, halka qaar kalana ay dhibaato iyo hagardaamo qotodheer ka qaadan isticmaalkiisa, inkastoo ay jiraan danno intaas ka badan oo misna loo isticmaalo.
-
Gabay: Tujaarul-Xarbi
2005-08-15 07:53:47 -
<#fanan_cabd06051_sm.jpg#>Waxaa xaafiiska Somalinet ee magaalada muqdisho la soo gaarsiiyay suugaan muujineysa sababihii dagaalada sokeeye iyo sidii loo kala miistay hurintii dhibaatada soomaaliya.
-
GABAY: DHAMBAAL ABWAAN
2005-07-29 20:35:20 -
Abwaanka Cabdulle Cilmi Yarrow oo ku sugan magaalada muqdisho ayaa qoraal dheer soo gaarsiiyay xafiiska Somalinet ee Muqdisho, waxaa uu ku soo bandhigay suugaan uu u ugu magacdaray Dhambaal, taasi uu ku doonayo in suugaanleyda soomaaliyeed ee caalamka ku farirsani ay iyaguna aragtidooda ku cabiri karaan.
-
Wareysi: Fanaanad Binti Cumar Gacal
2005-06-23 06:39:07 -
<#binti_omar_06053_sm.jpg#>Fanaanaddda caanka ah ee Binti Cumar Gacal, waxaa ay ku dhalatay magaalada galkacyo ee gobolka mudug sanadkii 1960kii,fanaanada ayaa yaraanteedii si weyn u jecleyd fanka, waxaa ayna somalinet u sheegtay in aabaheed iyo hooyadeed ay si adag isugu khilaafeen fankeeda,iyadoo sheegtay in aabaheed uu ahaa booliis, gaarahaan kooxda Bambayda.
-
GABAY: INUU QARANKU TALADAA AFLIXI UBA MALEYN MAYO
2005-06-15 06:59:35 -
Waa qeybtii labaad ee wareysigii abwaan cabdulle cilmi yarrow ay somalinet kula yeelatay magaalada muqdisho gabaygiisana Wuxuu ku billaabanayaa arar dheer oo ku saabsan awoodda alle iyo sida uu isugu rakibay xubnaheena, sida ibnu aadamku ugu kala duwan yahay xagga nolosha, farsamada, dadaalka iwm
-
Gabay: Diiwaan ha lagu qoro
2005-06-01 08:15:29 -
Maansadaan waxaa tiriyay abwaanka caanka ah ee Cabdulle Cilmi Yarrow oo haatan ku sugan Muqdisho, halkudhigeeduna waa Diiwaan Ha Lagu Qoro, waxaana uu tiriyay Suugaan farabadan oo hadda aad looga yaqaano Soomaaliya, waxaana wareysaty Xafiiska Somalinet ee Muqdisho. Gabaygaan ayaa ka hadlaya inta badan waxyaabihii ama dunuubtii la galay sanadihii burburka iyo dagaalada sokeeye
-
Sheeko : Xubigii karfantiisa xirtay
2005-05-31 14:26:41 -
Waxay aheyd maalin aad u kuleyl badan, waxaan sugaayey baabuur waxa baabuurka sugaayey keligey ma aanan aheyn ee dad badan ayaa ila sugaayey, waxaana jirtey baabuur yari, kuleelkuna xad dhaaf ayuu ahaa, waqti dambe ayaa la gaarey waxaana la go’aansadey in la isku lug darsado
Back to News Archive Categories